Madaxweyne Benjamin Mkapa oo goor dhow ku geeriyooday Isbitaal lagu daweynayey

Madaxweynihii hore ee dalka Tansaaniya Benjamin Mkapa ayaa saaka la shaaciyey inuu saaka ku geeriyooday magaalada Daarul-salaam Madaxweynaha haatan talada haya ee dalkaas John Magufuli ayaa shaaciyay geerida Mkapa. Magufuli ayaa sheegaya in hogaamiyihii hore uu ku geeriyooday isbitaal isaga oo la daweynayay, balse ma caddeynin cudurka lagala tacaalayey Ma cadda sababta keentay dhimashada Mkapa … Continue reading Madaxweyne Benjamin Mkapa oo goor dhow ku geeriyooday Isbitaal lagu daweynayey